Axmed Madoobe oo xaruntiisa ku qaabilay C/rashiid Xiddig iyo xubno kale (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Golaha isbadal doonka Jubbaland. Waxaa Madaxweynahu uu masuuliyiintan u sameeyay Afur sharafeed iyadoo ay kasoo qaybgaleen dhamaan xubnaha ugu sareeya golahan ee ku sugan Caasimada KMG ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa masuuliyiintan ku amaanay dadaalka ay kaga qayb qaadanayaan Midnimada iyo … Continue reading Axmed Madoobe oo xaruntiisa ku qaabilay C/rashiid Xiddig iyo xubno kale (Sawirro)